Bushaaro bushaaro
nagalasooxidhiidh tel:KSA:+966580908322 tell:KSA:+966530131262 USA:+19205623214 DK: +4596107765 ogaysiis ogaysiis ogaysiis Waxaa loogu bushaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Alxaramayn duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa sidoo kale machadka wuxuu ogaysiinayaa dhamaan ardayda dhigata in machadka xarun cusub kufurtay wdadanka sacuudi arabia garar ahaan magaalada makkah sidoo kale machadka alxaramayn wuxuu qaadanayaa arday cusub oo quraan higaad iyo kutubo isugujira hadaba horay ugaara machadk isdiiwaangalintu waa ay socataa machadku 24 saac waa uu shaqaynayaa kaafaa id aysta waxbarasho tayo leh iyo internet fasiix ah oo marna kaa go ayn
sidookale machadka wuxuu uballanqaadayaa macaamiishiisa waxkasta oo ay ugabaahadaan wadankan inuu uqabandoono sida xajulbadalka iyo cimarada iyo wixii kale oo aad ugabaahantahay wadankaan About us
Maxaad ka Taqaan mac-hadkan
Faahfaahinta Machadka:- Machadkan waa maqal iyo muuqaal toos ah iyada oo la adeegsanayo Internetka Hadaad rabto in aad is qorto Machadka ama aad tijaabisid waxaad u baahantahay:
|













Macahdka 



