Maxaad ka Taqaan mac-hadkan
Macahdka Alxaramayn waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga xafiiskaga, waxna ka dhigan karo caruur iyo waayeelba.Machadkan Alxaramayn waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Soomaalidu.
Faahfaahinta Machadka:-
Machadkan waa maqal iyo muuqaal toos ah iyada oo la adeegsanayo Internetka
Hadaad rabto in aad is qorto Machadka ama aad tijaabisid waxaad u baahantahay:
• Computer
• Internet
• Microphone ama sameecad
• Web camera.
markaad soo diyaar-garoowdo fadlan
kala soo xidhiidh tilifoonadan bilaashka kuu ah si aanu kuu caawino,



















