Get Adobe Flash player

Call Me Free

  • Call Me Free

     

    USA:+19205623214

     DK:+4596107765

    KSA:+966580908322

    tell:KSA:+966530131262

    skype: alxaramayn1

    Email:baashe53@hotmail.com

Call me Free

Call Me Free

 

USA:+19205623214

 DK:+4596107765

KSA:+966580908322

tell:KSA:+966530131262

skype: alxaramayn1

Email:baashe53@hotmail.com

Skype Download

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterMaanta1
mod_vvisit_counterShaley30
mod_vvisit_counterTodobadkan54
mod_vvisit_counterTod.hore798
mod_vvisit_counterBishan1283
mod_vvisit_counterBishii Hore40565
mod_vvisit_counterDhamaan99771

Quran

Bushaaro bushaaro

nagalasooxidhiidh

tel:KSA:+966580908322

tell:KSA:+966530131262

USA:+19205623214

DK: +4596107765

ogaysiis ogaysiis ogaysiis

Waxaa loogu bushaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed  meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Alxaramayn duruus casriyeeysan  oo  laguugu dhigi doono  online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad   safar gasho wuu kula soconayaa sidoo kale machadka wuxuu ogaysiinayaa dhamaan ardayda dhigata  in machadka  xarun cusub kufurtay wdadanka sacuudi arabia garar ahaan magaalada makkah  sidoo kale machadka alxaramayn wuxuu qaadanayaa arday cusub  oo quraan  higaad iyo kutubo isugujira   hadaba horay ugaara machadk isdiiwaangalintu waa ay socataa machadku 24 saac waa uu shaqaynayaa  kaafaa id aysta waxbarasho tayo leh iyo  internet fasiix ah oo marna kaa go ayn

 


 

sidookale machadka wuxuu uballanqaadayaa  macaamiishiisa   waxkasta oo ay ugabaahadaan wadankan   inuu uqabandoono sida  xajulbadalka iyo cimarada   iyo wixii kale oo aad ugabaahantahay wadankaan

 

 

Baro Salaada

sawiro


Ogeysiis

· Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo,Haddii aay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka

· Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray iyo laylisyada guriga laga shaqaynaayo

· Waa in waalidku si joogta usoo xaadiraa wakhtiga casharku socodo haddii aan wax hawli la soo darsin

· Inta macallinku casharka ku jiro waa in TV-ga, phone-ka iwm laska xidho a

 

 

booqashada waa

We have 1 guest online

quran3